
12
Jan 2018
Madarasada MIS ayaa xarun cusub oo casri ah ka furanaysa magaalada mugadisho dhamaadka bisha Feb 2020.
xaruntaan cusub ayaa noqon doonto xarunti 6-aad ee ay madarasadu ka furato magaalada muqdisho. ayadoo ah xarun ay madarasadu dhisatay una qaabeysan meel ku haboon in arday wax lagu bari karo